😱 Ifraax Mavio muqaal qarxis ah 2025

Waxaa baraha bulshada qabsaday muuqaal laga duubay Ifraax Mavio, oo dad badan u yaqaan “Queen-ka Qosolka Quruxda” ee TikTok-ga, iyadoo suuqa Bakaaraha dhexdiisa ku socota si geesinimo leh, balse xiran baati murugsan, timo isku dhex yaac ah, kabahuna ay kala midab yihiin. 😵

Dadkii arkay waxay markiiba bilaabeen inay video-ga soo duubaan, qaarna waxay moodayeen in la duubayo filim cusub oo laga matalayo nolol adag. Balse maya — waa Ifraax Mavio, lafteedii oo aanan ogeyn in camera-yada duuban yihiin.

“Waxaan moodnay inay mataleyso musalsal cusub, laakiin markii aan maqalnay iyadoo dhahaysa ‘ma cunin wax tan iyo shalay’ annaga ayaa naxay,” ayuu yiri nin moos iibinayey meel agteeda ah.

Laakiin xaalka wuu ka sii xumaaday markii mar qura lagu arkay Ifraax oo galaysa meel la sheegay inay tahay “dukaan yar” oo lagu iibiyo agab aan lagu xayeysiin karin halkan (😳), iyadoo gacanta ku haysata 25,000 Sh So ah iyo shandad duug ah oo ay leedahay hooyadeed.

Waxaa markaas si lama filaan ah usoo galay goobta nin si aad ah looga yaqaan TikTok oo lagu naanayso “Liibaan Labo Lugood”, kaas oo markiiba ku qeyliyay:

“Maxaad meeshan ka raadineysaa Ifraax? Miyaadan ahayd tii dhahday: ‘Maya wiil aan wax la’ahayn!’?”

Wararka qaar waxay sheegayaan in Ifraax lagu arkay isla maalin ka hor iyadoo ku labisan xijaab Gucci ah, gaariga Harrier saaran, kana hadleysa in “dumarka aan lahayn astaan fashion ay yihiin kuwo aan lahayn yool.” 😐

Dadkii Arkay Muuqaalka:

  • @Barni_Sharafleey: “Wallahi waa tii tiri ‘if he doesn’t send you EVC, he doesn’t love you’… hadda EVC-na la’aan baati ku soconeysa?”
  • @Dalmar_Blow: “Ifraax Mavio waxay naga dhigeysaa taxane Netflix ah. Mar waa millionaire, mar waa moos la’aan. 😂”

Muuqaal Hore Ayaa Dib Loo Soo Saaray:

Baraha bulshada ayaa dib u soo saaray TikTok hore oo ay Ifraax ku leedahay:

“Nin aan haynin PlayStation 5 ha ila soo hadlin.”
Laakiin hadda, dadku waxay ku dheheen: “Adigaa u baahan ciyaarta nolosha, PS5-na kuma siidayn doono baati!”


Gunaanad:

Ifraax Mavio, oo dad badan u haysteen inay tahay gabar reer dibadda ka timid oo fashion iyo class u dhiman, ayaa maanta laga hayaa su’aal adag:

Ma nolol dhab ah baa si lama filaan ah u qabatay, mise camera-yaasha ayaa sheegaya sir ay dooneysay inay qariso?

➡️ Faallo noogu reeb:

  • Ma ku raacsan tahay Ifraax inay “la falgashay shacabka” mise waa fadeexo ay la’egtahay “level 7 saqjannimo”?

➡️ Share garee, like saar, oo sheeg qofka xiga ee aad rabto inaan soo “banaadino”!
Blog-gaan wax kama qarsado, waan falkinaa! 🔥🔥🔥

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

en_USEnglish